|
Shirweynihii Shanaad Ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Oo Xubna
Cusub Lagu Doortay
(Mar-4-2006) |
Xafladda
oo si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay soo qaban
qaabiyeen xidhiidhka ciyaaraha Fudud ee Somaliland waxa ka
soo qeyb galay wasiirka wasaarada dhalinyarda iyo ciyaaraha
Somaliland Mud: Maxamed Siciid Muxumed, Agaasimaha waxaad
ciyaarha Somaliland Sacad Maxamed Jire , xidhiidhada kala
duwan ee ciyaaraha Somaliland xildhibaano, aqoonyahano ku xeel
dheer kubada cagta, ciyaartooy, Tababaraha Kooxdii Norway ee
ku Guulaystay Koobkii .More |
|
Somaliland oo markii u horeysay
xubin ka noqotay xidhiidhka kubadda Cagta Qaaradd Africa
 |
Xidhiidhka
kubadda cagta qaaradda africa CAF ayaa markii u horeysay
somaliland ku biirtay liiska wadamada xubnaha ka ah xidhiidhka
kubadda cagta ee Afrika idaana waxaa lagu sheegay warbixin
sanadeedkii uu xidhiidhkani soo saaray Bishii December ee
sanadkan iyadoo warkan lagu baahiyey Shebakadda ineternet-ka
ee wararka ciyaaraha faafisa oo magaceeda la yidhahado
www.futbolplanet.de/africa/africa.htm
Shebakadaas...More |
|
Kooxda Soomar Store Oo Ku Guulaystay Koobkii Kubadda Kolayga
Boorama |
|
Tartan kubada kolayga ah ayaa
9/09/05 lagu soo gabagabeeyay Magaalada madaxka Gobolka Awdal
ee Boorame, tartankan oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka
dhalinyarada ee la yidhaa SAYS, waxaa uu bilaabmay
28-august-05, waxana ku tartamayey lix kooxood oo loo qaybiyay
laba Group oo kalaahaa........More
|
|
Wargeys Cusub oo Ciyaaraha ah oo laga Furay Magaalada Hargeysa |
Wasiirka
dhalinyarada iyo ciyaaraha Md.Maxamuud Siciid Maxamed ayaa
shalay ka qayb galay xaflad loo sameeyay wargaysa Cusub oo la
yidhaahdo Olympic kaas oo wax katari doona Horamarinta
ciyaaraha .
Xafladaa oo
lagu qabtay HutelkaMansoor waxa kale oo kaqayb galay xafladii
furitaan ka wargaysakaasi Gudoomiyaha xidhiidhka Kubada cagta
C/rashiid Caydiid Yaasiin ,Axmed Sandoon Xasan kamid ah
Mudanayaasha qolaha deegaanka Hargeisa , Hassan Waraaba Cadde
iyoGudoomiyaha Ururka HYDA Mr. Maxamed Culimo iyo Agaasimaha
Ururka Mr. Khaalid Adanoo .More |
|
Kooxda Diana Club Oo Hanatay Koobkii
Youth Mobiliztion Cup Against HIV / AIDS.15-Augus-
2005 |
Waxaa
shalay lagu soo gabagabeeyay tartankii
kooxaha Heerka Labad ee ka socday Garoonka 31-ka May Ee
magaaladda Hargeysa, koobkan oo aay ku tartamayeen 18 kooxood
oo ka tirsan kooxaha kooxaha Heerka Labad ee Caasimada
Hargeysa, waxaa ciyaartii kama danbaysta ahayd isagu yimid
labada kooxood ee Dhambaal Info. iyo Diana,More |
|
Kooxda kubada cagta ee Goodir oo ku
Guulaysatay Koobka Koobabka Kooxaha Heerka Kowaad
10-Augu
2005 |
SDWO
(Hargeisa) Waxaa shalay lagu soo gabagabeeyay tartankii koobka
koobabka kooxaha heerka kowaad ee Caasimada Jamhuuriyada
Somaliland ee Hargeysa, koobkan oo aay ku tartamayeen sided
kooxood oo ka tirsan kooxaha heerka kowaad ee Caasimada
Hargeysa, waxaa ciyaartii kama danbaysta ahayd isagu yimid
labada kooxood ee..More |
|
Tartan Orod oo jaaliyada Norway
Ay Soo Qabnqaabisay oo ka Dhacay Hargeisa
10-Augu 2005 |

SDWO (Hargeisa) Tartan orod oo aad u xiisa
badan oo ay soo qaban qaabisay jaliyada Somaliland ee Norway
ayaa ka dhacay Magaalada Hargeysa. Tartankan oo ahaa mid
si heer sare ah loo so agaasimay ayaa waxa goobjoog ka ahaa
goobta laga bilaabay orodka Gudoomiyaha Jaaliyada Reer
Somaliland ee Norway Mr. Siciid, iyo Xassan waraabe Cade oo ka
tirsanaa Jaaliyada reer Somaliland ee Norwayartankan oo
ahaa 5000 M ayaa waxaa ka soo qayb galay orod yahano badan oo
reer Somaliland ah orodkan oo lagu soo beegay Munaasibada
dhamaadka Tartanka Koobabka ee Kooxaha ..More |
|
Zidane Oo Ku Soo Noqdey Xulka Qaranka
Faransiiska
4-Aug- 2005 |

Laacibka weyn ee qaranka faransiiska iyo kooxda xidigaha isu
tagay ee R.Madrid Zinedine Zidane ayaa cadeeyey inuu ka
laabtey go`aankiisii ahaa inuu ka fariistey xulka Faransiiska
sida uu ku qorey boggiisa internet-ka.
Zidane oo hada 33 jir ah waxa uu ku dhawaaqey inuusan mar
dambe u safan doonin xulkiisa Faransiiska markii ay ka hareen
ciyaarihii qaramada Yurub 2004 lagu qabtey dalka Bortaqiiska.
-
Waan ka laabtey go`aankeygii hore sanad ka dib markii aan ku
dhawaaqey inaanan mar dambe u safan xulka ayuu yiri Zidane......More |
|
Qalabo kala duwan oo la gudoonsiiyay
Wasaarada Ciyaaraha Somaliland1-Augs-
2005 |
|
Ciyaar Xiisa leh Oo Dhex Martay
labada Kooxood Ee Dawlada Hoose iyo Al Najax
1-Augus-t 2005 |
|
SDWO
(Hargeisa) Waxaa baryahan si
habsami leh uga socda Garoonka Hargeisa Studiom
tartanka kooxaha heerka koowaad ee caasimadda Somaliland.
Ciyaar xiisa leh oo dhex martay
labada kooxeed ee Al-Najax 571 iyo
Dawlada Hoose Hargeisa
, ayaa maanta ciyaara iskaga horyimid ciyaar ka mid ah
ciyaaraha Kubadda .More |
|
Ururka Somaliland Sports Ee Magaaldda
Cradif Ayaa deeq qalab sports ah Gudoonsiiyay Gudoomiyaha
July-13-2005 |

SDWO (Hargeisa) Abdiqaadir Adan Maxamuud oo xubin firfircoon
ka ah ururka Somaliland Sports oo xaruntiisu tahay Magaaldda
Cradif ee Cariga Ingiriiska. Ayaa deeq qalab sports ah
Gudoonsiiyay gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada cagta Somaliland albkaasi
oo ka koobnaa Dirays dhan oo kooxi xidhato hal mar iyo afar
Jaaisadood oo qalin ka samaysan..More |
|
Tartankii Kooxaha Heerka Sadexaad ee
HAYDA oo soo Gabagaboobay Iyo Rabshado ka dhacay |