|
|
|
HA MOOGAAN TARTANKA KUBADDA CAGTA EUROSOM 2005 LONDON
tartan sanadeedkan eurosom sport oo ah tartan kulayle kastaa lagu qabto wadan
yurub ah ayaa sanadkaan waxaa uu ka dhici doonaa dalka UK magaalada London
halkaasoo ay tartankaan iskugu soo bixi doonaan kooxo ka kala yimid dalal kala
duwan oo Yurub ah sanadkii hore ayaa waxaa uu tartan kaan ka dhacay dalka
Holland halka ay koobka 2004 la hoydeen xulka Qaranka Holland sanadkii 2003 dana
ay la hoydeen koobka xulka Qaranka Kanava Finland kulaylahaan ayaa kooxaha ay u
wada halagamaayaan sidii ay koox walbaa u hanan lahayd koobka 2005 ta ee Yurub,
waxaana uu tartankaan kaga duwanaan doonaa kuwii hore iyadoo ay kooxuhu yihiin
kuwo aad u diyaarsan una bisil tartan sanadeedkaan laguna qaban doono goob ay
Soomaalidu ku badan tahay waa Londonee,hadaba hadaad xiiseynayso inaad kasooqayb
gasho ciyaarahan ha moogaan inaad timaado waqtiagna waa 15-27ka July 2005
ISKU-AADKA TARTANTA KUBADDA CAGTA EUROSOM 2005 LONDON
GROUP A: ALHIJRA, LEICESTER, KANAVA, GÖTHENBURG, STOCKHOLM
GROUP
B: HOLLAND, OSLO NORWAY, WAABERI, HORSEED USA, KIK DENMARK
|
MAALINTA |
KOOXAHA |
SAACADDA |
|
15.7 |
WAABARI ENG. OSLO NOR. |
2.00pm 4.00pm |
|
16.7 |
ALHIJRA ENG Vs LEICESTER ENG KANAVA FIN. GÖTHENBURG SWE |
2.00pm 4.00pm |
|
17.7 |
HORSEED USA Vs WAABARI ENG. KIK DEN. HOLLAND |
2.00pm 4.00pm |
|
18.7 |
ALHIJRA ENG STOCKHOLM SWE LEICESTER ENG. Vs KANAVA FIN |
2.00pm 4.00pm |
|
19.7 |
OSLO NOR Vs KIK DEN HOLLLAND WAABARI ENG. |
2.00pm 4.00pm |
|
20.7 |
LEICESTER ENG. STOCKHOLMGÖTHENBURG SWE. Vs ALHIJRA ENG.
|
2.00pm 4.00pm |
|
21.7 |
WAABARI ENG Vs KIK DEN. HORSEED USA Vs OSLO NOR |
2.00pm 4.00pm |
|
22.7 |
STOCKHOLM GÖTHENBURG SWE KANAVA FIN ALHIJRA OSLO NOR. Vs HOLLAND KIK DEN Vs HORSEED USA. |
2.00pm 4.00pm 6.00pm 8.00pm |
|
23.7 |
LEICESTER ENG Vs GÖTHENBURG SWE. STOCKHOLM SWE Vs KANAVA FIN. |
2.00pm 4.00pm |
|
24.7 |
nasasho
|
|
|
25.7 |
SEMIFINAL A1 Vs B2 B1 Vs A2 |
|
|
26.7 |
Athletics |
|
|
27.7 |
3rd FINAL |
|
Saida Sheikh Ahmed (VIP)
Xafiiska saxaafada EUROSOM
saidavip1@yahoo.com